Rooble oo ku wajahan Kismaayo

Safarka Rooble ee Kismaayo waa jiraa balse xiliga rasmiga ah ee uu ku beegan yahay macada.

Wararka qaarkood,ayaa sheegaya in uu tagi doono Rw Rooble Kismaayo maalinka Arbacada ah.

Rooble waxuu isku dayayaa in uu dhexdhexaadin wax ku dhameeyo,inkastoo kooxda uu la shaqeeyaa aysan ku faraxsanayn hawsha uu wado.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading