Rooble oo kulamo la qaatay qaar kamid ah safiirada Beesha Caalamka (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulammo goonni goonni ah la yeeshay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga & Ergayga gaarka ah ee Norway Heidi Elburgi Johansen.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Safiirada Midowga Yurub iyo Norway ayaa ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka dalka ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaare Rooble.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading