Ra’isul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo uu weheliyo Wasiirka Waxbarshada ayaa kulan la qaatay Alice Albright Maamulaha Guud ee Sanduuqa Iskaashiga Caalamiga ee Waxbarashada.
Labada dhinac ayaa kawada hadlay hormumarinta mashaariicda waxbarashada Soomaaliya iyo istiraatijiyadda taakuleynta waxbarashada Soomaaliya ee shanta sano ee socota.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.