Rooble oo kulan la qaatay Safiirada Shisheeye

Waxaan maanta kulan gaar ah la qaadanay qaar kamid ah safiirada wadamada reer Galbeedka u jooga Dalkeenna.

Kulanka aan la qaadannay safiirada wadamada Sweden, Norway, Denmark, Finland iyo Iceland u jooga Soomaaliya ayaan ka wada hadalnay arimo dhowr ah oo ay kamid yihiin doorashooyinka, ammaanka iyo dowlad wanaaga.

Waxaan uga mahad celinnaay safiirada aan la kulannay taageerada dowladahoodu ay siiyaan Soomaaliya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading