Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble oo booqasho ku jooga dalka Djibouti ayaa la kulmay madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa madaxweyne Geelle uga mahad celiyay kaalintiisa nabadeynta iyo dowlad dhiska Soomaaliya.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.