Rooble oo magacaabay xubnaha Guddiga Doorashada ee Gobalka Banaadir (Akhriso)

Ra’iisul Wasaarah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Xubnaha dowladda Federaalka ku dareyso Guddiyada doorashada Dowlad Goboleedyada, waxaana maamul goboleed kasta 8 Xubnood uu soo gudbiyay lagu daray min 3 xubnood, inkastoo aanay Puntland iyo Jubbaland soo gudbin Guddiyadii doorashada heer dowlad goboleed.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading