Rooble oo qaabilay Gudoomiyaha Siyaasada iyo Amniga Ee Midowga Afrika

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa qaabilay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda Amniga iyo Nabadgelyada ee Midowga Afrika Danjire Bankole Adeoye oo booqasho ku jooga Somaliya.

Arimaha ay ka wada hadleen,waxaa ka mid ah kaalinta Midowga Afrika ee nabadeynta Somaliya iyo doorka AMISOM ee sugidda amniga doorashooyinka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading