Ruti oo Magacowday M.xigeen kadib ansixinta Aqalka Sare Ee Mooshinka

Madaxwaynaha Kenya William Ruto,ayaa Kithure Kindiki Wasiirkiisii arrimaha gudaha u magacaabay Madaxweyne ku-xigeenkiisa.

Mooshinkii xilka qaadista M.xigeenkii hore ayay ansixiyeen mudanayaasha Aqalka Sare,kadib markii Baarlamaanku xilka xayuubin ku sameeyey.

Rigathi GachaguaoM.xigeenkii hire,ayaa lagu soo eedeeyay musuq maasuq iyo jabin Sharci.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading