Ruto oo la shaaciyay in uu yahay Madaxweynaha Kenya

Gudoomiyaha Guddiga mabaxbannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha Mr. Wafula Chebukati ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in William Samoei Ruto ku guuleystay doorashadii madaxweynimo ee Kenya.

William Ruto oo 9-kii sano ee la soo dhaafay ahaa madaxweyne kuxigeenka Kenya ayaa ka adkaaday Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalkaas Raila Odinga.

Ruto, 55 jir, waxa noqonayaa madaxweynihii shanaad ee dalkaas.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading