RW Abiy oo weli la la’a yahay meel uu ku danbeeyay

Ra’isalwasaarihii Itoobiya Abiy Axmed oo laga helay sawiro aad uqarsoon oo aan si buuxda loo xaqiijin karin.

Sawiradan waxay soo baxeen,iyadoo maanta Xaafiiskiisu war kasoo saaray xaaladiisa.

Xaafiiska Abiy,ayaa beeniyay in uu dhaawacmay ama caafimaadkiisu khatar ku jiro.

Tagidii Xoghayaha arimaha dibada Ingiriiska ee Adis-ababa oo uusan Abiy la kulmin,ayaa tuhunka ugu weyn dhalisay.

Wararka qaar,ayaa sheegaya in Abiy Isbitaal Ciidamada Faransiisku ku leeyihiin Duleedka Casabalanca lagu dabiibayo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading