RW Ku-xigeenka Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay xafladda Xuska Qowmiyadaha Itoobiya (Daawo)

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qeyb galay Munaasabadda Maalinta Qowmiyadaha Itoobiya, isagoo matalayay dowladda Soomaaliya.

Munaasabaddan oo lagu qabtay magaalada Samara ee gobolka Cafarta ayaa waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Haile Mariam Desalegn, Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir, Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo madax kalle.

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya oo horay uga soo baxay Jaamacad ku taal Itoobiya ayaa ugu horeyn khudbadiisa ku furay afka Amxaariga oo uu ku salaamay madaxdii iyo dadweynihii ka soo qeyb galay Munaasabadda.

 Halkan ka daawo.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading