RW Rooble oo garoonka diyaaradaha Muqdisho kulan kula qaatay Saraakiisha Amniga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble oo ku sii jeeda dalka Kenya ayaa qeybta VIP-da ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kulan kula qaatay Laamaha Amniga, sida Taliyaha Booliska Soomaaliyeed, Kuxigeenkiisa, Taliyeyaasha Booliska iyo Nabadsugida Gobolka Banaadir.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa furay laamaha amniga adkeynta Amniga Caasimadda, isagoo kula dardaarmay inay waajib gaar iska saaraan sugidda Amniga doorashooyinka ka bilowday dalka.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading