RW Rooble oo safarkiisii ugu horeeyay ubaxaya

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble,ayaa safarkiisa u horreeyay tan iyo markii la magacaabay u ambabaxaya.

Rooble,ayaa ku sii jeeda dalka Kuwait, halkaas oo uga qeyb galayo Tacsida Boqorkii dalka Kuwait Shiikh Sabah oo dhowaan dalka Mareykanka ku geeriyooday.

Shiikh Sabah waxuu lalahaa Somalida xiriir gaar ah oo soo jireen ah.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading