RW Xamse’Khaatumo waa Maamul ee mahan DG Shuruudaha buuxiyay”

“Khaatumo DG ma’ahan ee waa MMaaml,Anaguna intii nooga aadanayd waa samaynay,iyagaana laga rabaa in ay soo buuxiyaan Shuruudaga DG”Ayuu yiri RW Xamse.

Waxaa xusid mudan in Maamul xataa ay yeelan karto Shirkad,Deegaan ama Degmo,balse DG waxa uu leeyahay habraac iyo Shuruuc loo raaco oo la buuxiyo.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading