RW xigeen Saalax oo Sharcidaro ku tilmaamay Warqada Afhayeenka Aqalka Sare

Waxaan halkan ku caddeynayaa in Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BJFS uu ku kacay falal aan waafaqsaneyn sharciga, talo-maroorsi iyo gabood-fallo ka hor imaanaya hannaanka doorashada xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka 11aad, Dastuurka Qaranka, iyo xeer-hoosaadka Golaha Aqalka Sare.

Sidaas darteed, waxaan shacabka Soomaaliyeed u caddeynayaa in warqadda uu soo saaray Guddoomiye Cabdi Xaashi, oo summadeedu tahay GAS/B-11/17/24, kuna taariikhaysan 12/10/2024, aysan lahayn wax saldhig sharci ah oo ay tahay waxba kama jiraan.

 

Halkan ka akhriso:-

.

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading