Saadaasha Olalaha Doorasho Ee Madaxweyne Deni

Wax lala yaabo mahan hadii 49-ka Seneter iyo Xildhibaan ee Puntland kasoo baxa uu waayo 20-ka mid ah Deni.

Sidoo kale wax fajiciso ah mahan hadii uu lumiyo 51-ka Senetero iyo Xildhibaano ee Jubaland kasoo baxa 25-ka mid ah.

Deni saadaasha ugu hoosaysa ee loo filayo in uu Wareega 1-aad kaga gudbo waa…

1.Puntland 30-Cod.
2.Jubaland 25-Cod.
3.Somalida kale 20-Cod

Guud ahaan Wareega 1-aad markuu ugu hooseeyo 75-Cod waa kaga gudbayaa Deni,waana tilmaan sare.

Wareega 2-aad waa wax kale iyo ciyaar si kale ah oo isagu yahay Ninka ugu fursada fiican,sababtoo ah,waxuu heli karaa ugu yaraan Xildhibaano door ah oo 3-da Wareegba la soconaya.

Sida Xildhibaano uga tagayaan,ayaa isagana kuwo ugu soo galayaan.

Nasiibku,waxuu diido mooyee Ninkaas si wacan,ayuu isku soo abaabulay una dagaalamayaa saamaynta ugu xooga badana uwataa ilaa iyo hada.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading