Saadaasha Wareega 2-aad Ee Doorashada

Deni iyo Xasan Shiikh,ayuu Kursigu dhexyaalaa Ama Damjadiid.

Labadooduba fursad ay kusii socon karaan ayay haystaan,iyagaana iskugu soo hari doona wareega ugu danbeeya.

Khayre masii socon doono oo fursadiisu waa yar tahay dadaalka uu muujiyay ka badan masii heli karo.

Farmaajo waa tanaasuli doonaa haduu Siyaasada wax ka yaqaan sidii Musharaxoodii Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka hadii kale inta uu hada haysto,ayuu lumin doonaa.

Sh.Shariif waa haray oo Afarta uma soo gudbin Codadkiisuna waa kala danaysan doonaan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading