Saameyn intee Le’eg ayay duufaanta GATI ku yaalatay Degmada Xaafuun ? (VIDEO)

Degmadda Xaafuun ee Gobolka Karkaar ayaa ah Degmada ay saameynta ugu weyn ku yaalatay Duufaan GATI ee ku dhufatay deegaanada dhaca xeebaha Gobalada Bari, Karkaar iyo Gardafuu ee Puntland, Muuqaalo iyo Sawirro laga soo qaaday Degmada Xaafuun iyo deegaanada hoostaga ayaana muujinaya xajmigga ay leedahay dhibaatadii ka dhalatay duufaantii GATI ee ku dhufatay.

Duufaantaan ayaa sababtay dhimashadda 8 qof iyo dhaawac 7 qof oo kalle. Halka ay ku barakaceen in ka badan 14kun oo qof.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading