Sacdiyo Salaad oo dadaal dheer kadib dib loo doortay

Sacdiyo waxay sheegtay in ay Calaf ku heshay kursiga markale.

Sacdiya waxay ka mid ahayd xildhibaannada baalamaankii hore, haddana mar kale ayaa dib loo soo doortay.

Sida ilo muhiim ah ay xaqiijinayaan Sacdiya,waxaa kaga hagoogtay Deni oo rabay in uu tuuro Jubaland.

Ugu yaraan 5-Xildhibaan oo ah kuwa Fadaraalka ee laga soo doortay Jubaland,ayaa Damaanad qaad Sacdiyo codkeeda ah uyimid Garowe.

Sacdiyo waxay qayb ka ahayd 4-tii sano ee lasoo dhaafay Xildhibaanadii sida adag uga soo horjeeday hogaaminta Farmaajo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading