Wasiirka Arrimaha Dibedda Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu, ayaa gaaray magaalada Riyadh ee Boqortooyadda Sacuudi Carabiya, iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha.
Wasiir Mevlüt ayaa sheegay inuu Madaxda Sacuudiga kala hadli doono xiriirka Labada dal, iyo arrimaha muhiimka ah ee khuseeya gobolka, gaar ahaan weeraradii lagu qaaday Masaajidka Al-Aqsa iyo dhibaateynta shacabka Falastiin.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.