Sacuudiga oo cunaqabatayntii ka qaaday Qatar

Sacuudiga,ayaa u furay dalka Qatar xuduudooda Cirka, Dhulka iyo Badda, sida uu Wakaaladda Wararka ee AFP u xaqiijiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Kuwait.

Waxaa loo furayo hawada si beri uu Sucuudiga utago Amiirka Qatar oo uu uga qeyb galo shirka Dowladaha Khaliijka oo halkaas ka dhacaya.

Sida lagu wado Shirkaas,ayaa lagu dhamayn doonaa khilaafka Dowladaha Khaliijka iyo Masar.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading