Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Sacuudiga ayaa shaacisay in laga bilaabi Maanta oo Axad ah in loo fasaxay Dhoofayaasha 11 dal inay soo geli karaan Sacuudiga.
Qoraalka ayaa lagu sheegay in Dhoofayaashaasi laga baari doono COVID-19 marka ay ka soo degaan Garoomada Diyaaradaha ee Sacuudiga.
Dhoofayaasha loo oggolaaday inay booqan karaan Sacuudiga ayaa ah kuwa ka kala imaanayo dalalka Maraykanka, UK, Talyaaniga, Jarmalka, Sweden, Switzerland, Ireland, Portuqiiska, imaaraadka Carabta, Faransiiska, Japan & Soomaaliya.
Dhowr Bilood ka hor ayaa Maamulka Guud ee Duulista Hawada Sacuudiga waxaa ay soo saaraeen Go’anka cusbooneysiinta xayiraadaha safarka ee loogu tala galay dadka tagaya Boqortooyada Sacuudiga si looga digtoonaado fafitanka cudukra safmareenka ah ee COVID-19.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.