Sadex Wadan oo Yurub oo aqoonsaday Wadan Falastiin leedahay

Go’aan loo baahnaa ayay qaateen Sadexda Wadan ee Yurubiyaanka ah.

Reer Falastiin,waxay xaq uleeyihiin in la aqoonsado Dowlad ay leeyihiin oo ka ag dhisan Israa’iil.

Sida muuqata Reer Galbeedku khaati ayay ka soo istaageen Netanyahu.

Galbeedka talaabadan,waxay utahay isbadbaadin Siyaasadeed.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading