Safaarada Maraykanka Ee Muqdisho oo joojisay isticmaalka Garoonka Aadan-cade

Shaqaalaha Safaarada Maraykanka ee Somaliya,ayaa laga mamnuucay in ay isticmaalaan Garoonka Aadan-cade.

Tani,waxay muujinaysaa in Shaqaalaha iyo Ciidamada Amniga ee Garoonka aysan ku kalsoonayn Safaarada.

Waa talaabo Garoonka ceeb ku ah oo bahdilaysa,isla markaana hoos udhigaysa sumacdiisa amni iyo Shaqo.

Badanaaba go’aanka Maraykanku qaato,waxaa la qaata Wadamada kale ee Caalamka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading