Safaaradda Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku leedahay dalka Shiinaha ayaa warbixin ka soo saartay xaaladda caafimaad ee mawaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Huwan ee dalka Shiinaha,halkaas oo ah magaaladii uu ka dilaacay cudurka Coronavirus.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.