Safiirada Shisheeye oo Garowe uga qaybgalaya Caleema saarka MW Deni

Garoowe, 25 January 2024, Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay wakiilka Ergayga ah ee Qaramada mdoobay ee Soomaaliya Marwo Catriona Laing iyo Wafti ay hoggaaminayso oo ka qeybgalaaya xaflada Caleemasaarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading