Safiirka cusub Soomaaliya ee Itoobiya oo laga guddoomay waraaqaha Aqoonsiga (Sawirro)

Madaxweynaha Dalka Itoobiya Sahle Work Zewde, ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoontay safiirka cusub ee Soomaalida Danjire Cabdillaahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir), oo dhawaan ay u magacowday Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Danjire Cabdillaahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir), ayaa Madaxweynaha Itoobiya gaarsiiyay dhambaal salaan ah oo uu u diray Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee DFS Mohamed Abdullahi Farmaajo, isagoona sidoo kale uga mahadceliyay sida wanaagsan ee uu uqaabishay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading