Safiirka Maraykanka Ee Somaliya oo Hargaysa gaaray

Tagida Hargaysa ee Safiirka Maraykanka,waa iska dabiici ku aadan isbarasho iyo sii wadida Shaqada caadiga ah.

Kulanka Safiirka iyo MW Muuse,waxa ugu weyn ee looga xaajooday,waa qabashada Doorashada SL.

Safiirka,waxaa Waraaqaha aqoonsiga ka gadoomay Xasan Shiikh,socdaalkiisan uu Hargaysa ku tagayna,waa mid ka mid ah booqashooyinka caadiga ah ee Gobolada ay ku tagaan Safiirada cusub.

Waa mid ka mid ah waaqiciyada Hargaysa tusa in ay ka mid tahay Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka Somaliya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading