Video:-Safiirka Uk Ee Somaliya oo Erayo adag ugu digay Farmaajo

“Somaliya Qofna lahayste danihiisa uu ku gaaro kama dhigan karo waa in doorasho xor ah oo wakhtigeedii ku dhacda si deg-deg ah loo hirgaliyo”Ayuu yiri Safiirka Uk ee Somaliya.

Hadalka Safiirka ayay iska cadahay cida uu ula jeedo oo ah Madaxweynaha xiligu gabaabsiga ka yahay ee Farmaajo.

Safiirka,ayaa hadalkan kusoo duubay bartiisa Twitter-ka muuqaa usoo dhigay.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading