Safiirkii hore Ee Maraykanka Somaliya oo Qatar ku eedeeyay in ay maalgaliso Alshabaab

“Safiirkii hore ee Maraykanka Soomaaliya u fadhiyey Stephen Schwartz ayaa bartiisa Twitter soo dhigay in Fahad Yaasiin iyo Dawlada Qatar ee maalgelisa ay Hay’adda NISA ka dhigeen mid lagu wiiqo dastuurka Soomaaliya , hanaankii dimoqoraadiga ahaa, soo jireenkii is ogolka ku dhisnaa, waxayna gaashaanka u daruureen baaqyada iyo cadaadiska beesha Caalamka,taasi waxay dhalisay in Xaalada xuquuqul insaanka ay ka sii darto, dawladnimadii macno tirto, Alshabaabka culayskii ka yaraado, taliska Farmaajana uu noqdo mid kaligii ah oo aan wax ixtiraam ah haysanin”


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading