Safiirkii hore Turkiga oo ku baaqay in BC la hor-tagto Arrimaha uu ka digay MD Puntland

Safiirkii hore ee Turkiga u qaabilsanaa Soomaaliya ayaa sheegay in digniinta hoggaamiyaha Puntland ay Beesha Caalamka u noqoto baaq baraarug ah, ayna u dhaqaaqdo wax ka qabashada xaalada cakiran ee Dalka.

“Afrika uma baahna kaligii taliye kale ama dagaal sokeeye oo dhiig badan ku daato, Beesha Caalamka waa inay dhaqso wax uga qabataa intay goori goor tahay” ayuu yiri


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading