Safiirkii Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya oo ku geeriyooday Muqdisho

Safiirkii Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya Xamuud Samraan Al-Xuwayti ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Xamuud Samraan Al-Xuwayti ayaa la sheegay in xanuun kedis ah inuu u geeriyooday, inkastoo aan faah faahin laga bixin xanuunkaas.

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka tacsiyadeyneyso geerida ku timid Safiirka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading