Safiiro door ah oo kusoo wajahan Puntland Todobaadka danbe

Todobaadka soo socda,waxaa imaanaya Puntland,Safiiradda France iyo Germany.

Qodobada ugu waa weyn ee imaanshaha,Safiirada waxaa ka mid ah…….

1.Welwelka Xuutiyiinta Yeman in ay xirir la sameeyaan argagaxisada.

2.In ay Xarumo ku yeeshaan Buuraha iyo Xeebaha Puntland hadhow ay Maraakiibta ka weeraraan Xuutiyiinta.

BC,waxay siinaysaa PL ,muhiimad weyn iyo tixgelin gaar ah.

Maalmihii udanbeeyay,waxaa kusoo qulqulayay Safiirada BC PL.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading