Samiira Maxamed Xaaji oo loo doortay Senator kamid ah Aqalka Sare

Samiira Maxamed Xaaji Cawad, ayaa loo doortay Senatorka 10-aad ee Puntland ku matalaya Golaha Aqalka Sare ee BJFS, kaddib markii ay u tanaasushay Naciima Axmed Bakar oo aheyd musharixii la tartamayay.

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa intaas kaddib cod gacan taag ah galiyay xubinimada Samiira Cawad, waxaana codka kalsoonida ah ay siiyeen 64 Xildhibaan.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading