Sanaag macno gaar ah ayay uleedahay Doorashada Golayaasha Deegaanka

Sanaag Dimuqraadiyada hirgelinteeda,waxay ula mid tahay Dagaalka LC ee SNM lagula jiro.

In ay qabsoonto doorashada Golayaasha Deegaanka,waxaa uga xiran Sanaag si gaar ah…

1.In uu ka baxo dooda ah Dhul laysku haysto.
2.In Mashaariicdu toos uga fusho.
3.In Puntlander-nimadoodu sugnaato.

Sanaag oo uu ku sugan yahay Madaxweynihii PL iyo doorashadii oo udiyaarsan ma’ahan wax fudud.

Libin ku Geeraar ayay Puntland joogtaa Saakay Siyaasiyan.

 

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading