Sarkaal kale oo ku dhaawacmay dagaalkii LC oo Geeriyooday

Kornayl Maxamed Cali Gardam oo dagaalkii shalay ee Laascaanood ku dhaawacmay,ayaa ugeeriyooday dhaawicii.

Kornaylka,ayaa ku dhaawacmay dhexgalka Ciidamadii shalay diriray.

Waxaa isna horay ugu Geeriyooday Buqdharkeyn Curadkii Kornayl Maxamed Cali Gardam.

 

Sidoo kale,waxaa isna Shalay ku Geeriyooday dagaalkii Laascaanood Taliye C/qani Cawil Cawshan.

Rabbi ha uwada naxariisto janadiina haka waraabiyo,waxuu dagaalkii Shalay mid baqdin galiyay guud ahaan Geeska Afrika muujiyayna khatarta kasoo socota Sool.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading