Sarkaal muhiim ah oo ka geeriyooday Puntland

Ilaahay ha u naxariisto Marxuum G/sare Axmed Careef oo ka mid ahaa Saraakiisha Ciidammada Difaaca Puntland,

Careef waxuu ku dhintay hawlgal ay Ciidamo uu hogaamiyo kusoo qabanayeen Askar gadood kula baxsaday Gaari dagaal.

Careef waxuu ahaa Talyihii ilaalada Jeneral Yaasiin Cumar Dheere Talyaha Ciidamada Difaaca Puntland.

Ilaahay janadii hawgu bishaareeyo Aamiin Aamiin


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading