Sarkaal PSF ka tirsan oo Miino kula qaraxday Buuraha Galgala

Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka PSF qaybta Miino baarida laguna magacaabo Maxamuud Axmed Sigaar,ayaa ku geeriyooday Galgala.

Majirto khasaare kale oo ka dhashay Miinadaas.

Alle ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo Mujaahidkaas Naftiisa uhuray difaaca Umadiisa.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading