Sarkaal Somali Maraykan ah Oo la dalac siiyay

Mid ka mid ah saraakiisha booliiska Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa loo dalacsiiyey darajada Saajin. Dalacsiintan ayaa imanaysa xilli dambiyo lagu soo oogay mid ka mida ah saraakiishaas booliiska oo lagu eedeeyey in haweenay caddaan ah uu si dacayaadi ku jirto uu u dilay bartamihii sanadkii hore.
 
Sarkaalka hadda la dalacsiiyey oo magaciisu yahay Mukhtar Cabdulkaadi,rayaa waxa uu ka mid yahay Xubanaha ugu firfricoon ee Booliiska Soomaalida ah ee Magaaladda Minneapolis.
 
Kulankaan lagu dalacaysiinaayey saraakiisha Booliiska Magaaladda MPLS waxaana ka soo qaybagaly Duqa Magaaladda MPLS Jacop Frey & taliyaha Booliiska Medaria Arradondo iyo qaysaska iyo qaraabada Saraakiisha shalay dalacday.
 
Mukhtaar Cabdiqadir waxuu noqonayaa sarkaalkii 3aad ee Soomaali American ah ee gaara darajada Saajin.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading