Kismaayo:-Sarkaalka ugu sareeya Africom oo ku wajahan

Sarkaalka ugu sareeya Taliska Africom,waxuu beri foog kusoo aadan yahay Kismaayo.

Maraykanka waxaa ka jooga Jubaland Ciidan,waxayna fariisin ku leeyihiin garoonka diyaaradaha Kismaayo.

Maalmo ka hor Madaxweyne Trump waxuu markale xaqiijiyay in la dagaalanka Alshabaab
ay xoojinayaan.

Maraykanka,ayaa u arka Jubaland maamul muhiim u ah la dagaalanka Shahabaab.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading