Sarkaalkii labaad oo kasoo goostay Maamulka Jeegaanta

Waxaa kasoo goostay maamulka jeegaanta sarkaalkii labaad oo beesha Garxajis u dhsahy,
 
Kornayl Aadan Tayuub oo u dhashay beesha Habar yoonis ayaa ka goostay ciidanka Jeegaanta ee ku sugan Jiida Tukaraq xalay.
 
Sarkaalkan,ayaa lasoo goostay Ciidan fara badan iyo Gawaarida Tiknikada ah,waxuuna hada ku biiray Maleeshiyada uu abaabulayo Col.Caare.
 
Srkaalkan,ayaa u dhashay beesha Garxajis gaar ahaan Sacad Yoonis.
 
Waxaa si weyn usa soo taraya ka fogaasnaha shacabka iyo Ciidanka beelaha kale ee aan ahayn Jeegaanta ee Somaliland.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading