Saudi Arabia:-Daawo Ciidanka sugida amaanka Xajka iyo Xujeyda

Boqortooyada Sacuudiga ayaa u diyaarisay in ay sugaan Ciidan aad u diyaarsan una qalabaysan amniga Xajka iyo Xujayda xiliga lagu gudo jiro gudashada waajibaadka Xajka ee rabi Muslimiinta ku waajibyeelay.

Hadaba hoos ka daawo muuqaalka Ciidankaas oo dhoolatus ay kusoo bandhigayeen awoodooda ka hor sameeyay Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading