Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland,ayaa la wareegay xarunta Barlamanka Puntland ee magaalad Garowe daqiiqado kahor kuwaasoo wata baabuurta gaashaaman ee Ciidamada.
Ciidamadan ayaa xiray dhammaan waddooyinka soo gala xaruntaas iyo wadada halbowlaha ah iyagoo ku gooyay gaadiidka Tikniko ah kadibna waxay diideen in la isticmaalo.
Ciidankan ayaa ka cabanaya mushahaar la’aan waqti dheer haysatay.
Dhanka kale waxay wararku sheegayaan in ay Ku xanibanyihiingudaha xarunta ilaa 15-Xildhibaan oo katirsan Barlamaanka Puntland.
Majirto wax war ah oo kasoo baxay dowladda iyo saraakiisha laamaha amaanka Puntland.
La soco wararkayaga danbe
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.
Be the first to comment on "Sawiro:-Ciidamo Gadoodsan oo Qabsaday Baarlamaanka Puntland"