SAWIRO :Dab ka kacay kaalin shidaal oo xamar ku taala .

Dab xooggan ayaa Goordhow ka kacay kaalin Shidaal oo ku yaala isgooyska Sanca ee Magaalada Muqdisho.

Dabka ayaa u muuqda mid kusii fidaya goobaha kala ee ganacsi waxaana hadda goobta uu dabka ka kacay  gaaray Gawaarida deb damiska.

Dadka Suuqa ku Ganacsada qaarkood ayaa sidoo kale muujinaya dadaal ay ku doonayaan in dabkaasi lagu demiyo si uusan Goobaha kale ugu fidin.
Hoos ka daawo sawirada
Abdirisak Jubba -Idilnews.com- 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading