Sawiro:-Daawo qaraxii xalay ka hor sida uu ahaa muuqaalka Piza House muqdisho

Makhaayada Pizza House ayaa kamid ah goobaha sida weyn loogu caweeyo magaalada Muqdisho, kana mid ah makhayaadaha ugu bilicda wanaagsanaa oo ay inta badan booqdaan shacabka.

Kooxaha argagixisada ah ayaa inta badan beegsada goobaha muhiimka ah ee ay bulshadu iskugu timaado,si ay u niyad jabiyaan umada una hor istaagaan horumarka dalka ksuoo siyaasadaya.

Piza House waa mid ka mid a xarumaha lagu caweeyo ee Muqdisho,waxaa la filayaa in aan loo niyad jabin weerarada bahalnimada ah ee argagixisada dibna loo hawlgalin doono maqaaxida iyo goobta caweyska  xili aan fogayn.

 

 

 

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading