Sawiro:-Dawlada Puntalnd oo saxaafada usoo bandhigtay Markabkii AV ee dhawaan Burcada laga soo furtay

Dekadda Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ayaa maanta lagu soo bandhigay Markabkii ay dhawaan qafaasheen kooxdii burcad badeeda ahayd ee ay Ciidamada badda Puntland kasoo furteen..
 
Markabka ayaa muddo saddex cisho ah lagu baarayay dekeda magaalada Bosaso, ka gadaal markii uu soo baxay shaki ku saabsan inuu markabkan yahay maraakiibta kala gudbisa mukhaadaraadka hubka iyo jariifka.
 
Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/Xakiin Cumar Cameey oo goob joog ka ahaa halka lagu soo bandhigay Marakabkan ayaa ku amaanay ciidamada Badda Puntland gacantii ay ka geesteen sidii Markabkaasi loo sii deyn lahaa.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Sawiro:-Dawlada Puntalnd oo saxaafada usoo bandhigtay Markabkii AV ee dhawaan Burcada laga soo furtay"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading