Sawiro:-Degmada Jariiban iyo Deegaamadeeda oo Roobsaday

Degmadda Jiriban iyo Deegaanada hoostaga,ayaa Roobsaday.

Roobka,ayaa umuuqda in uu kusoo fidayo dhinaca dhulwaynaha Birriga.

Sida Mapkan ka muuqata inta cagaaran ee hurdiga yarka ku jiro oo dhan roobaab,ayaa ku jira ama hadda ayuu bilaabanaya Eyl ilaa Muqdisho.

Sidoo kale Nudug,ayuu roobka ku fidaya galabta gaar ahaan Deeganada Buubi,Seemade, ilaa.Balli-buste


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading