Sawiro:-Dhalinyarada Gaalkacyo oo iskood iskugu abaabulay qurxinta Wadooyinka Magaalada

Dhalinyaro iskood isku abaabushay oo Reer Gaalkacyood ah,ayaa kala hagaajinta Gawaarida ama calaamada cadaynaysa sida ay wadayaasha Gawaarida u kala leeyihiin waddada ka bilaabay Magaaladaas.
 
Sidoo kale Dhalinyaradaas ayaa bilaabay calaamadaynta qaybo cusub oo cadaynaysa meesha loogu talagay inuu maro qofka marka uu goynayo wadada laamiga ah ama ka tilaabsanayo.
 
 
Halkan hoose ka daawo sawirada Dhalinyaradaas is abaabulay.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading