Sawiro:-Halkee marayaa dhismaha garoonka diyaaradaha Bosaso?

Dhismaha qaybta gawaarida la dhigto (Parking) ee garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa maraya meel gaba-gabo ah. Dhismaha qaybtan ayaa kamid ah mashaariicda hormarineed ee ka socda gudaha Airport-ka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading