Ciidanka PSF-ta Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo waxay kusoo qabteen 15 nin oo katirsan kooxaha masoomayaasha ah.
Gudoomiyaha degmada Gaalkacyo Maxamud Yaasiin Tumey ayaa ka hadlay natiijada howlgalkaan oo si gaar ah looga Fuliyay xaafadaha magaalada.
Hawlgan ayaa diirada lagu saarayay ma soomayaasha iyo dadka cuntada kariya xiliga soonka,sidoo kale waxaa hawlgalka qayb ka ah xoojinta amniga magaalada.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.